Trump oo 13ka bishaan uu u bilaabanayo safaro uu ku kala marayo waddamada Khaliijka ee Sacuudiga, Qadar iyo Imaaraadka, maalin kahorna sheegay in uu Isniinta war farxad leh la qaybsanayo adduunka, ayaa wararka ka soo baxaya waddamada Khaliijku waxay sheegayaan in Trump uu dhawaan aqoonsan doono dawlad Falastiin.
In kasta oo aan la hubin aqoonsiga Falastiin, haddana waxaa isa soo taraya khilaafka u dhexeeya Trump iyo Netanyahu, ayaga oo wararka qaar sheegayaan in uu Trump dhabarka u jeediyey Is^raa’iil, uuna joojiyey in uu kala tashado arrimaha Yaman, Iran iyo waliba kuwa Falastiin.
> Daljir Media
COMMENTS