Iiraan oo sheegtay in Isra^il ay duqaymo ku dhishay Saddex Saynis yahan

Iiraan oo sheegtay in Isra^il ay duqaymo ku dhishay Saddex Saynis yahan

Iiraan ayaa shaacisay geerida Saddex Saynis yahan oo maanta lagu diley duqaymaha Isra^il ka wado Dalkaasi, warbaahinta Dawlada ayaa baahisey magacyada Saddexdan Saynisyahan ee maanta dhintay.

“Saddex Saynisyahan oo u dhashay dalka Iran oo lagu kala magacaabo Ali Bakaei Karimi, Mansour Asgari, iyo Saeed Borji ayaa ku shahiiday weerarada argagixisada ee taliska Sahyuuniyadda uu ka wado dalkaasi”. Ayaa lagu daabacay Warbaahinta Dawlada Iran.

-Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com