Waxaa burbur ba’an uu soo gaaray Talabiib, kaddib RW Netanyahu iyo wasiirkiisa difaaca Katz waxay eed kulul u jeediyeen Iran ayaga oo sheegay in Iran ay si kutalagal ah u beegsanayo shacabka.
Mid kamid ah shacabka Talabiib ayaa deedna ugu jawaabay, “Ciidanka Is^raa’iil waxay isku dhexqariyaan dadka rayidka ah ee bartamaha Talabiib, markaasay waxay eedda saarayaan Iraan ayaga oo leh waxay bartilmaameedsanayaan dadweynaha. Aniga iyo carruurtayda Netanyahu macno weyn uma lihin waxaan un nahay qayb khasaaraha dagaalka.”
FG: Sawirka hoose waxa uu ka tarjumayaa sida xarumaha ciidamada Is^raa’iil looga ag dhisay guryaha shacabka
> Daljir Media



COMMENTS