Shacabkii Yhda oo isa soo dhoobay xudduuda Masar

Shacabkii Yhda oo isa soo dhoobay xudduuda Masar

Sidii maalmo kahor ay Isra u mamnuucday in diyaaradaha rakaabku ay dalka ka qaadaan wax dad ah, shacabka oo isticmaalaya gaadiidka dhulka waxay ay si joogto ah ugu qulqulayaan Masar iyo Urdun. Dhanka badda, waxaa furmay suuq madow oo shacabka lagu daadgureynayo doonyo yaryar qofkiiba $3,000.

Qaxa ayaa la saadaalinayaa in uu ka sii dari doono ayada oo ay jiraan warar sheegaya in difaacii cirka ee Isra uu hadda ku dhowyahay dhammaad, saaka iyo galabtana laba waayey difaacii hawada.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com