Duqeyntii 17aad oo khasaare lixaad leh maanta gaarsiiyey Yhd siiba magaalooyinka Xa^yfa iyo Talabiib

Duqeyntii 17aad oo khasaare lixaad leh maanta gaarsiiyey Yhd siiba magaalooyinka Xa^yfa iyo Talabiib

Ayada oo uu sii yaraanayo difaaca cirka ee Isra, ayaa Iran waxay maanta khasaare lixaad leh u gaysatay magaalooyinka X^ayfa, Bir al-Siba iyo Talabiib. Xarumaha maanta Iran dhulka dhigtay waxaa kamid xarunta sirdoonka 8200 ee Negev, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, deegaanka sharcidarrada ah ee Daanta Galbeed, iyo saldhigyo milatari.

Waxaa aad u yaraaday lidka diyaaradaha Isra, waxayna Iran si gooni ah u beegsanaysaa kuwa Mareykanku hadda keenay ee loo yaqaan THAAD.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com