Hooyooyin Bannaanbax Ka Dhigay Gaalkacyo Kadib Markii gobihii Ganacsiga Laga Raray

Hooyooyin Bannaanbax Ka Dhigay Gaalkacyo Kadib Markii gobihii Ganacsiga Laga Raray

WACAAL DARAY AY | Hooyooyin ayaa bannaanbax ka dhigay suuqa magaalada Gaalkacyo, iyagoo xiray waddada weyn, kadib markii maamulka degmada uu ka raray ganacsiyadoodii yaryaraa ee ay nolosha ka maareyn jireen. Waxa ay muujiyeen cabasho xooggan oo ku aaddan sida aan qorshaysaneyn ee loola dhaqmay

Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com