Magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka SSC-Khaatumo waxaa soo gaaray buugga dhiirrigelinta leh ee la yiraahdo “Rajada Dalku Waa Innaga Dalkaaga Ha ka Rajo Dhigin”
Buugani waxa uu xambaarsan yahay farriin qaranimo, rajo, iyo wacyigelin bulsho waxaana dhawaan logu soo bandhigi doonaa magaalada Laascanod.
Waa fursad muhiim ah oo lagu dhiirrigelinayo aqoonta, waddaniyadda, iyo ka qaybqaadashada dib u dhiska dalkeenna.
Bugaani waxaa qoray Hurre buubaa oo ah haldoor da’yar .
> Daljir Media


COMMENTS