Iran oo dalkeeda ka mamnuucday STARLINK

Iran oo dalkeeda ka mamnuucday STARLINK

Aaladda Internetka ee STARLINK waxaa Iran lagu fasaxay isla maalinkii weerarka kadiska ee Isra ku qaaday Iran, waxaana loo isticmaalay hagitaanka darooniskii lagu laayey saraakiisha, saynisyahanada, laguna qarxiyey dhowr xarumood oo difaaca cirka.

Soomaaliya ayaa dhawaan STARLINK u fasaxday dalka, taas oo shirkadaha isgaarsiinta Soomaaliya ay ka biyo diideen ayaga oo diidamada ku macneeyey in dhaqaalihii dadka Soomaaliyeed lagu shaqaalaysiin jiray uu hadda u wareegayo dalka Mareykanka.

Soomaaliya ma faa’iido ayey ku qabtaa mise waa khasaare in STARLINK dalka loo fasaxo?

Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com