Siyaasadda Reer Galbeedka oo Sawir ah

Siyaasadda Reer Galbeedka oo Sawir ah

Sawirka 1aad: Hooyo 83 jir ah oo tabeele ay ku taageerayso Falastiin jid London la istaagtay, lana soo xiray ayada oo lagu eedeeyey fal argagixiso. Dawladda Ingiriiska ayaa laga bilaabo 5ta Luulyo ururka ‘Pal^estine Action’ u diiwaangalisay in ururka iyo wixii taageeraa ay yihiin argagixiso

Sawirka 2aad: Wasiirka Arrimaha Dibada Ingiriiska oo marxabeynaya al-Golani, madaxii hore ee aragagixisada Daac!sh Suuriya, haddana ah Madaxweynaha Suuriya ayaa hore reer Galbeedku madaxiisa dul dhigeen $10 milyan USD. Al-Golani ayaa dagaalyahanadii Falastiiniyiinta ee ku sugnaa Dimishiq u gacangaliyey sirdoonka Is^raa’iil.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com