iskuduwaha Wasaaradda Kaluumaysiga Puntland ee Gobalka mudug ayaa oo faahin ka bixiyay Doonidii xalay kusoo caariday xeebta il-foocshe ee degmada Jariiban

iskuduwaha Wasaaradda Kaluumaysiga Puntland  ee Gobalka mudug ayaa oo faahin ka bixiyay  Doonidii xalay kusoo caariday xeebta il-foocshe ee degmada Jariiban

Muxiyadiin C/rixmaan Xirsi iskuduwaha Wasaaradda Kaluumaysiga Puntland ee Gobalka mudug ayaa Doonidii xalay kusoo caariday xeebta il-foocshe ee degmada Jariiban faah faahin ka bixiyay doonidaas.

“Doonida kalluumeysi ee lagu magacaabo Tawakal ayaa cillad ku timid awgeed ku soo caaridey xeebta Il-Focoshe ee Degmada Jariiban Gobolka Mudug.

Shaqaalaha saarnaa oo ahaa soomali ayaa bad qaba dhammaantood,halka tiradooduna tahay 5

shaqaale(crew).Doonida waxaa iska leh kalluDoonidan oo ka timid Makalla Yeman una socotey kismaayo, cillada doonida ku timid oo aheyd mid la xiriirta matoorka iyo shukaanta laga wado doonida ayaa sababtay in ay caarido.umeysato soomaliyeed.

Doonida Tawakal ma sidin wax rar ah , xilligan oo ah xilli bad xiran oo safarka baddu aanu sahlaneyn, badweynta hindiya ay tahay xilliga dabaalaha xagaaga ee xooggan ay dhacaan,safarka badduna uu yahay mid khatar weyn oo aan lagu safrin karin”

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com