KAAHA BARI: QULQULKA OROMADA EE PUNTLAND MA WUXUU SALKA KU HAYAA QORSHE SIYAASADEED, CIIDAN IYO AMNI OO KA DANBEEYA?

KAAHA BARI: QULQULKA OROMADA EE PUNTLAND MA WUXUU SALKA KU HAYAA QORSHE SIYAASADEED, CIIDAN IYO AMNI OO KA DANBEEYA?

Maanta oo Jimce ah Wargeysa Kaaha Bari oo kamid wargeysyada ugu da’ weyn Puntland waxa uu diiradda saarayaa “Qulqulka Oromada” iyo qorshaha ka danbeeya ee lidka ku ah ammaanka iyo jiritaanka Puntland.

Puntland oo hadda dagaal ba’an kula jirta argagixisada Daac!sh, miyey ka ilduuftay khataraha dhallinta qoriqaadka Oromada ee sida xad dhaafka ah ugu soo qulqulaya Puntland?

Hoos ka daalaco su’aalaha Wargeyska KAAHA BARI ee khataraha taagan iyo ilduufka dawladda Puntland iyo hay’adaheeda amniga.

Puntland oo dagaalo siyaasadeed oo culus hadda kaga imaanayaan mawjado kaladuwan oo dawlado shisheeye dabada ka riixayaan, miyey ka ilduuftay khataraha amni ee Oromada?

Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com