Intii dawladda fadaraalku ku mashquulsaneyd Balad Xaawo, Laascaanood iyo Dhahar, waxaa gacanta dawladda ka baxay degaanka istaraatijiga ah ee Maxaas. Qabashada AS ee Maxaas waxa ay khatar galinaysaa magaalada Matabaan oo khatar kale sii galinaysaa Guriceel.
Maalmo kahor ayaa joornaalka ‘The Economist’ waxa uu qoray in dawlad dhiskii Soomaaliya uu burbur qarka u saaranyahay, mar aan fogeyna ay suurtagal tahay in AS ay la wareegto Xamar.
Khatar intee le’eg bay bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya ku suganyihiin in ay AS la wareegto. Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.
> Daljir Media


COMMENTS