Musharrixiinta Xilka Madaxweyne Maamulka Curdanka ah ee Waqooyi Bari Soomaaliya ma ka Badbaadin Karaan Qorshaha Halista Badan ee Madaxweyne Xasan Shiikh oo Hadda u Gabagabo ah?

Khataraha halista badan ee ku soo fooleh maamulka curdanka ee Waqooyi Bari Soomaaliya markii ugu horraysay waxaa ka digay Garaadka Guud Garaad Jaamac Garaad Cali asaga oo saddex asbuuc kahor ka digay “War waxa aan u baqayo waxa weeye SSC-Khaatumo in la dibindaabyeeyo oo god ayan ka soo baxayn berri lagu rido.”

Godka lala rabo in lagu rido reer SSC maantana ah Waqooyi Bari Soomaaliya waxaa iska kaashaday gacmo kaladuwan oo qaarkood filanwaa ku ah reer SSC, damacuna yahay in ayaga dhexdoodana la kala dhantaalo, ehelkooda oo hore cadow looga dhigayna la sii fogeeyo, si cadowgu berri meel cidla ah uga helo waa mid laga hortagi karo, ciddi kaliya oo maanta ka hortagi kartaana waa midowga musharrixiinta Waqooyi Bari oo kaashanaya Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Isimada la mowqifka ah, iyo waliba Axmed Karaash.

Laakiin su’aasha waa, musharrixiintu ma fahamsanyihiin khataraha halista badan ee soo fooleh oo qaarkood waqti gaaban lagu fulin karo?

Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

> Daljir media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com