Iran oo noqotay waddankii lixaad dunida oo sanceeya tamar dhaliyaha casriga ee loo yaqaan MGT-75 class-F gas turbine

Iran oo noqotay waddankii lixaad dunida oo sanceeya tamar dhaliyaha casriga ee loo yaqaan MGT-75 class-F gas turbine

GAS TURBINE waa matoor gaas kan dunida ugu casrisan oo guba tamarta una baddela tamar la isticmaalo iyada oo la adeegsanayo gaas kul sare lagu gubay. Gas turbine waxaa loo isticmaalaa dhalinta korontada, duulimaadka hawada sare, iyo waliba maraakiibta badda.

Lixda waddan ee adduunka ku guulaystay in ay sanceeyaan noocaan sare ee gas turbineka waa Mareykanka, Jarmalka, Talyaaniga, Japan, Shiinaha iyo Iran.

Iran waa dalka kaliya ee dunida Muslimka ee hormar ka gaaray dhanka taknoolojiyadda casriga iyo isku fillaanshaha hubka, waana sababta reer Galbeedka iyo Isral ay u beegsadaan si loo dumiyo xaddaaradda Iran, si lamid ah tii Ciraaq, Suuriya iyo Libya iyo waliba Sudan iyo Yaman.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com