Waa farshaxan muujinaya xoogga ummadaha la gumeysto iyo xoog-yarida gumeystaha. 100 Sano kabacdi Shiinaha, Hindiya, iyo Ruushku hurdadii waa ka keceen, Afrikana waxaa u kacay Galbeedka Afrika oo ay hormuud u yihiin Burkina Faso, Mali iyo Niger.
Soomaaliya yaa u kici doonaa oo hurdada ka kicin doona? Adigu se diyaar ma u tahay in aad hurdada ka kacdo?
> Daljir Media


COMMENTS