UNDP OO SI AAN LOOMEELDAYIN U BARTILMAAMEEDSATAY DHAMMAAN SHAQAALIHII SOOMAALIYEED, KANA WADA CAYRISAY SHAQADII, MEESHA AAN HAL ANJABI AH LA TAABAN

Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abib oo aad uga cayraysan cayrinta UNDP ee shaqaalaha Soomaaliyeed ee wada ‘professional-ka’ ah oo warqad u qoray UN-ta iyo safaaradaha adduunka ayaa qoraal ku yiri: “UNDP waxay waddaa nidaam shaqo oo laba heer ah oo ku dhisan gumeysi iyo cunsuriyad. Shaqaalaha caalamiga ah ee UNDP oo wada ah kuwo aan lahayn aqoon durugsan oo ku saabsan xaaladda gudaha iyo awood hawlgal oo xaddidan waa laga ilaaliyaa xisaabtan, shaqadana lagama eryo, oo waxaa lagu abaalmariyaa mushaar u dhexeeya USD $20,000 ilaa $30,000 bishii. Halka shaqaalaha Soomaaliyeed oo ah kuwo leh khibrad sare, aqoon shaqo oo durugsan, yaqaan luqadda, xiriir la leh bulshada, oo haddana ah kuwa kaliya ee xalliya dhibaha jira waxay qaataan mushahar aad u yar, oo aad uga sii yar kan shaqaalaha ajaaniibta, saas oo ay tahayna, si sabab la’aan ah ayaa dhammaantood maalin cad shaqada looga wada cayriyey.”

Warqadda Xildhibaanka oo ku qoran afka Ingiriiska, hoos ka arag.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com