FGM ka & Xadgudubka kusii socda Haweenka Soomaaliyeed iyo sida lagu joojin karo.

FGM ka & Xadgudubka kusii socda Haweenka Soomaaliyeed iyo sida lagu joojin karo.

Radio Talkshow: Tacaddiyada Jinsiga kusalaysan waxaa kamid ah FGM ka oo ah nooc ka mid ah xadgudubyada ay diinteenu mamnuucday, wuxuuna kasoo horjeedaa xuquuqda aadanaha, Haddaba side wada jir loogu istaagi karaa joojinta tacaddiyada iyadoo kor loo qaadayo codka lagu diidayo tacadiyada haweenka ka dhanka ah?.
https://youtu.be/UcIfdmOK1C8

HALKAN RIIX

 

Wariye Fadumo Deggan Daahir ayaa soojeedinaysa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com