Puntland waxay isku tashi maaliyadeed kaga gudbaysa caqabadaha dhaqaale ee ka dhashay yaraanta deeqihii caalamka iyo siyaasadaynta Dawlada Federalka ee mashaariicdii horumarka, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Ahmed Jaamac Jowle ayaa Daljir sidaas u sheegay | Waraysi


COMMENTS