EPSTEIN, GATES, GATES FOUNDATION & QORSHAHOODA SUULINTA DADKA SABOOLKA AH

EPSTEIN, GATES, GATES FOUNDATION & QORSHAHOODA SUULINTA DADKA SABOOLKA AH

EPSTEIN, GATES, GATES FOUNDATION & QORSHAHOODA SUULINTA DADKA SABOOLKA AH

Aqoonyahanka & hoggaanka siyaasadda Soomaalidu wax war ah ma u hayaan heerka tallaalka carruurta iyo xoolaha Soomaaliyeed?

Waxaa weli quf ku socdaa in ka badan 3 milyan oo faylashii Epstein ah. Maalinba maalinta ka danbeysa waxaa soo ifbaxaya wax wixii hore ka sii daran. Haddii hore loola yaabanaa kufsiga carruurta, cunidea hilibkooda, iyo dhiigga carruurta oo Ibliis loogu yeero in uu u soo dego, laguna caabudo, waxaa kale oo soo ifbaxay qorshe Epstein iyo Gates ay ka wada shaqeynayeen, ahna sidii dadka saboolka ah dunida looga suulin lahaa. Qorshuhu wuxuu bilowday sannadkii 2011, waana 8 sano kahor faafkii Karoonaha.

Barry Josephson oo kamid ah tunweynta Hollywood ee hoyga Ibliis-caabudka ayaa farriin uu Epstein u diray u sheegay, “Waxaan muddo badan ka fikirayay su’aashii aad weydiisay Bill Gates, ‘Sideen guud ahaan uga takhalusnaa dadka saboolka ah’ waxaana kuu hayaa jawaab … goormaan ku soo wacaa si aan arrinkaan u wada falaanqeyno?”

Siddeed sano kabacdi, bishii Noofembar 2019, waxaa dillaacay COVID-19 oo Bill Gates uu aad uga dhexmuuqday tallaalkii lagu sheegay in uu Karoonada ka hortagayo. Sida Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO faafisay dhimashada Karoonada ee daafaha dunida waxaa lagu qiyaasay in ka badan 7 milyan oo qof. Inta Talllaalka u dhimatay ayada cidina isma weydiin, welina waa mid socota.

Tallaalka Koroonada, kan carruurta ee Dabaysha (Polio), iyo kan cudurada kaladuwan ee xoolaha ayaa hadda tuulo kasta oo Soomaaliya si xawli ah uga socda. Natiijooyinka tallaalada Soomaaliya marka laga reebo dhimashada xoolaha waxaa ugu daran cudur aan hore carrurta reer baadiyaha ugu dhici jirin, ahna cudur u eg Ootisimka (Autism), ahna mid ku dhaca carruurta lagu tallaalo dalalka reer Galbeedka. Cudurka Ootisimka oo noocyadiisu kala duwanyihiin ayaa carruurta u diida korriimo jireed iyo mid maskaxeedba, sida Daljir ku soo aragtay tuulooyin gobolka Mudugna aysan carruurta qaarkoodba jiifka ka kici karin, ahna carruur madaxyo waaweyn, hadalkana aan karin.

Ma isleedahay cudurada aan hore looga aqoon Soomaaliya ee hadda joogto ugu dhaca xoolaha iyo carruurta waa kuwo la xiriira qorshaha Gates iyo Epstein? Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com