TACADIYADA KADHANKA AH GABDHAHA & HAWEENKA: Si looga gudbo dhaqamada soojireenka ah sida gudniinka fircooniga oo kale waa in hooyooyinku qaataan wacyigalinta marwalba loo soo jeediyo iskana dhaafaan dhaqamadaas xunxun.
Nala qaybso Fikirkaaga doorka weyn ee bulsheed ee haweenka.


COMMENTS