Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa caawa xarunta Madaxtooyada ee Gaalkacyo, kulan kula qaatay qaar ka mid saraakiisha Ciidanka Dowladda Puntland ee ku sugan Gobolka Mudug.
Kulanka waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda Puntland iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland Gen Aaden Cabdi Xaashi.





COMMENTS