Maraakiib ay miino ku qaraxday xili marinka Hormuz ay iskudayayeen inay ka gudbaan iyaga oo ka dhaga adeygay amarka iran.
Ciidamada Qalabka Sida ee Iiraan ayaa sheegay in Labo markab oo shidaal waday oo ku xad-gudbay xeerarka iran ay udajisay maraakiibta maraya marinka Hormuz ay kuqaraxeen miinooyin ay badda ku aastay iran marinka Hormuz taas oo sababtay burbur soo gaadhay maraakiibtan.
Ilaalada Kacaanka iran ayaa sheegay inbqorsheynayaan tallaabooyin ciqaab ah oo dheeraad ah oo laga qaadayo shirkadaha maraakiibta ee iyagoo aan raacin sharciga iran ee Marinka Hormuz.
Maraakiibtan ayaa u hoggaansamay khiyaaliga Mareykanka ee ah inay xukumaan marinka Hormuz maraakiibtana ay ka gudbi karaan oo ay ubaahnayn ogolaashada iran.
Daljir Media | Mohamed Koronto


COMMENTS