Ku-xigeenka Madaxweynaha Dowladda Deegaanka Soomaalida, Ibraahim Cusmaan Faarax iyo wafti uu hoggaaminayey oo safar ku tagay Gobolka Qoraxay ayaa xadhigga ka jaray Cusbitaalka Magaalada Shilaabo.
Socdaalla Waftiga ayaa daarran kormeerka qiimaynta hirgelinta mashaariicaha horumarineed, xaaladda adeegyada bulshada iyo sida qorshayaasha mudnaanta leh ay uga turjumayaan baahiyaha Shacabka.
Cusbitaalka ayaa dhismihiisa iyo qalabayntiisu ku baxday lacag dhan 232 milyan oo Birr ayadoo isla maalinta uu bilaabi doono adeegga.
> Daljir Media | Wariye Jamarti






COMMENTS