Jubbaland oo turkiga ku eedeysay duqeynta doolow

Jubbaland oo turkiga ku eedeysay duqeynta doolow

Jubbaland ayaa si toos ah ugu eedeysay Turkigu in ay fuliyeen duqeyntii xalay ka dhacday degmad Doolow ee gobalka Gedo, ayna ku sheegeen fal bahalnimo & waxuushnimo heerkii ugu hooseysay gaaray.

Jubbaland ayaa ku dhawaaqday in ficilada Xasan Sheikh & Turkiga oo dhabarka kuwadata ay halis ku yihiin daganaanshaha dibu kabashada & mustaqbalka Soomaaliya.

Turkiga ayay ku eedeysay Jubbaland in uu qaadayo talaabooyin aan caadi aheyn oo toos u dhaawacaya wadajirka, amniga dalka Iyo daganaanshaha guud, taas oo loo baahan yahay in loo midoobo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com