Taariikhda Turkida iyo kutakrifalkeeda deegaanada Soomaaliya: Dib-u-jaleec taariikhda Turkida ee Soomaaliya

Ma ogtahay in sannadkii 1875 ay Turkida oo markaas maamulaysay Saylac ay lacag dhan 15,000 oo Ottaman Lira ah ay Saylac ku iibiyeen, kana iibiyeen Masaarida oo markaas madaxa kor u soo qaadeysay, wadatayna qorshe ay kula wareegayso Badda Cas?
Maantana Turkidu ma dullaal kalaa oo diyaarineysa ciddii ay Koonfurta Soomaaliya ka iibin lahayd si lamid ah iibkii Saylac?

Haddiiba calankii Turkida durba laga laalaadiyey qaybo koonfurta Soomaaliya, maxay adiga kula tahay? Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

> Daljir Media>

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com