Allaha u naxariste Waxaa maanta lagu aasay Magaaladda Gaalkacyo Nabadoon Sh. Ahmed Haamey oo shalay galinki dambe lagu dilay Gaalkacyo.
aaska Marxuumka waxaa ka qaybgalay ehelada qaybo kamid ah bulshadda iyo culumadda gobalka,Maamulka gobalka Mudug iyo kan degmadda Gaalkacyo.


COMMENTS