Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa ka daah-furay Magalada Garoowe Shirka Todobaadka Qiimaynta Dowladda Puntland oo ay soo diyaariyeen Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Puntland.
COMMENTS