Midowga Yurub oo Safiir usoo Magacaabay Soomaaliya meeshana ka saaray ergaygii gaarka ahaa.

Midowga Yurub oo Safiir usoo Magacaabay Soomaaliya meeshana ka saaray ergaygii gaarka ahaa.

Wasaaradda arrimaha dibada Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta Warqadaha Safiirnimo ka gudoontay Amb Laszlo Mathe oo midowga Yurub usoo magacaabay Safiirka Soomaaliya.

Tani ayaa imaaneysa xili wadamada taageera oo uu kamid yahay midowga Yurub oo hoos udhigay Taageerada dhaqaale ee lasiin jiray DFS Kadib markii anay wax badal ama horumar ah kasameyn waysay dhinacyadii laga taageerayay ee horumarinta iyo arrimaha Ciidanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com