SHABEELLE, DDS | KULANKA ISKU-XIDHKA BOOLISKA & BULSHADA

SHABEELLE, DDS | KULANKA ISKU-XIDHKA BOOLISKA & BULSHADA

Shirka isku-xidhka Booliska & Bulshada ayaa ka qabsoomay Dagmada iimay-bari ee Gobolka shabeelle Ee Dowladda Deegaanka Soomaalida

Saraakiisha Booliska Gobolka Shabeelle iyo maamulka Degmada Iimay-bari oo kulanka la yeeshay bulshada imay-bari, ayaa intii uu kulanku socday looga hadlay dardargelinta nabadgelyada, xoojinta xidhiidhka Booliska iyo bulshada iyo ilaalinta sarraynta sharciga.

> Daljir Media | Wariye Jamarti

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com