Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran Masoud Pezeshkian ayaa maanta kadhoofay caasimada dalkaas ee Tixraan, Madaxweynaha ayaa New York ugu qaybgalaya fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shalay sheegay inuu aad udaneynayo inuu la kulmo Madaxweynaha Iran balse Madaxweynaha Iran jawaab kama bixinin doonista Trump.
Masoud Pezeshkian Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ayaa lafilayaa in fadhiga Qaramada Midoobey uu ka jeedin doono qudbad kulul oo inteeda badan loo filaya garnaqsi iyo muujinta guusha Iran iyo gardarada mareykanka iyo YHDA.
Mohamed Koronto


COMMENTS