Somaliland oo dedaal ugu jirta inay hesha aqoonsi iyo inay saameyn yeelato si magaca Somaliland dunida ugaadha ayaa Nidaamka Yhda oo horay u aqoonsaday ka dalbatay inay ka caawiyaan inay hesho Somaliland Nidaamka difaaca cirka si ay iskaga difaacda Duqeyma cirka ah oo ay sheegtay Somaliland inay suurtagal tahay in lagu soo weeraro.
Somaliland ayaa lasocotay duqeymaha cirka ee diyaaradaha Turkiga ka fulinayaan gudaha Soomaaliya taas oo qayb ka ah sababaha keenay in ay dalbata Nidaamka difaaca.
Imaaradka iyo Yhda oo xidhiidh wanaagsan la leh Somaliland saameyn xoogana kuleh arrimaha gudaha iyo amniga Somaliland saldhigna kuleh ayaa la tuhunsan yahay inay fakarkaan leeyihiin si ay iskaga difaacaan duqeymo suurtagal ah inay iran iyo Xuutiyiinta ka fuliyaan Somaliland maadaama ay bartilmaameed yihiin si gaar ahna isha loogu haya dhaq dhaqaaqooda Somaliland.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay sheegay inay marna aqbaleyn joogitaanka isr***l ee Soomaaliya.
Mohamed Koronto | Daljir Media


COMMENTS