Waxgarad beeleed oo gobolka Shabeellaha hoose ah, ayaa dawladda Puntland iyo madaxweynaheedaba uga mahadceliyey bixinta MAGTII Marxuum Shucayb Maxamwd Shaemaarke oo ku dhintay shil gaari oo booliska Puntland ah, siiba kuwa gobolka Mudug.
Nabaddoonno beesha DIGIINI ee Jareer weyne oo ka hadlay Magbixintaas dawladeed ayaa sidoo kale u mahadceliyey Maxamed Cabdi Daahir Indhacadde oo ah mudane ka tirsan golaha deegaanka ee Galkacyo, siiba door ku yeelashadiisii dadaalka arrinkaas lagu dhammeeyey


COMMENTS