Duqa degmadda Gaalkacyo ayaa horey heshiis dhinaca canshuur aruurinta ah ula galay shirkad gaar ah,taas oo lo xilsaaray aruurinta dakhliga,balse cabasho badan oo ka timid shacabka iyo Xildhibanada golaha degaanka ayaa ugu dambeyn Gudoomiyaha gobalka Mudug wuxuu amray guud ahaan heshiiskaas in la joojiyo.



COMMENTS