Trump oo Sucuudiga ku cadaadinaya inay aqbalaan Codsiga Isr****l ee ah inay ka gacansiisa dagaalka Yaman iyo Shuruud adag oo labada dhinac utaala.
Madaxweyne Trump ayaa Boqortooyada Sucuudiga ujeediyay inay aqbalaan Codsi ugu yimid isra***l kaas oo ah inay Yhda ka caawisa Boqortooyada dagaalka ay kula jirta Dowladda Yemen ee Ansar-Allah Alxuuti.
Hasayeeshee Trump ayaa soojeedintiisa kudaray in Sucuudigu uu kubiiro heshiiska Abraham Accords.
Tani ayaa umuuqata dabin loo dhigayo Boqortooyada Sucuudiga kaas oo la doonayo inay heshiiska kubiirta bilaa shuruud.
Sucuudiga ayaa kubiirista Abraham Accords horay ugu xidhay hal shuruud oo kaliya taasoo ku adag Yhda oo ah inay Falastiin umadax baneeyaan dowladooda
Ayna aqbasho isra***l dowladnimada Falastiin.
Trump iyo Netanyahu ayaa ka faa’iideysanaya jileeca Boqortooyada Sucuudiga ee dhanka dagaalka.
Mohamed Koronto | Daljir Media


COMMENTS