Maleeshiyaadka Oromada iyo Shacabkooda oo is kaashanaya ayaa weeraro qorshaysan ku soo qaaday Dagmada Mooyaale ee Gobolka Daawa Ee Dowladda Deegaanka Soomaalida
Duulaanka ay Oromada wadaan ayaa ujeedkiisu yahay dhul balaadhsi.
Waxaa innooga warbixinaya oo faahfaahinaya | Wariye Jamarti


COMMENTS