Barnaamijkii aan ku qabanay Gobolka Washington ee Maraykanka ee dadaalka iyo maskaxda ku bixinnay ee aan rabnay in Qurba-joogtu DDS maashgashato in caqabad ay nagu noqdeen xubnihii Wasiirada ahaa ee kulanka nagala soo qabgalay.
Nabaddoon Khadar Axmed Mataan, oo ka hadlaya kulan Washington ka qabsoomay, 25-kii April-2025, kaas oo la rabay in Qurba-joogtu maalgashadaan Dowladda Deegaanka Soomaalida, balse caqabaddu ka timidday xubno kamid ah Golaha Wasiirrada oo markaas kulanka qayb ka ahaa.


COMMENTS