WAsiirkii Wasaaradda degaanka iyo isbadalka cimiladda Maamulka Waqooyi Bari Siciid Maxamed Cabdiraxmaan ayaa iska Casilay xilkii wasiirnimo.
Qoraal uu ku daabacay bartiisa bulshada ayuu kusheegay inuu is casilay.
Wasiirka iska casilay xukumadda madaxwayne firdhiye ma sheegin sababta uu isucasilay.
Wasiirkii ugu horeeyay ee xilka iska casila intii la dhisay maamulka waqooyi bari.
Daljir Media


COMMENTS