Wasiirka caafimaadka Pumtland Maxamed Cabdiraxmaan Faroole oo Galkacyo ka furay olale caafimaad oo buufinta Kaceenada ah.
Daahfurka olalahaas waxaa ka qaybgalay madaxda gobolka, kuwa degmo, wakiillo caafimaad oo hay’adda QM ee WHO ah, madax caafimaad oo isla wasaaradda ah, kuwo heer gobol ah iyo qaybo bulshada ah.
Illaa 10 kooxaad oo buufiyayaal Kaneeco ah ayaa loo kala diray xaafadaha magaalada, kuwaasi oo shaqada bilaabaya makhribnimada caawa, sina wadi doono muddo todobaad ka badan sida saraakiisha caafimaadka ee gobolku sheegeen,waxaana sidoo kale wasaaraddu qaybinaysaa maro Kaneecooyin.
Baafintaan Kaneecada iyo olalaha haatan la qaadayo ayaa imaanaya iyadoo aad loo xoogaynayo cashada la xiriirta xad-dhaafka kaneecada ka dhalatay biyihii roobka ee weli waddooyinka jiifa.
Daljir Media.


COMMENTS