Xogo kasoo baxay dagaalka 12kii Saac ee ugu dambeeyay kadhacay deegaano kamida Gobolka Daawo ayaa oromada maanta lagaga furtay hub iyo gaadiid dagaal.
30 qori oo ubadan AK47 iyo 3 gaadhi ayaa laga furtay maanta.
Geesta kale waxaa sare ukacay dhimashada dagaalka waxaana oromada ka dhintay tiradii ugu badnayd.
Qasaaraha maanta gaadhay oromada ayaa noqoneysa tii ugu badnayd.
Oromada ayaa diiday jimcadii inay qaatan nabad, Soomaalida ayaa geestooda udiyaar ahaa in nabad la qaata balse oromada oo doonaya in dalka ay xoog kula wareegaan ayaa ku adkeysanaya inay sii dagaalamaan.
Dhimashadooda oo badatay iyo iyaga oo ilaa maanta oo dagaalka uu galay maalinkii 11aad aan gaadhin hadafkooda ayaa sabab u ah inay dagaalka door bidaan.
Mohamed Koronto


COMMENTS