Police-ka Puntland oo hub kotorobaan ah qabtay.

Police-ka Puntland oo hub kotorobaan ah qabtay.

Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Booliska Gobolka Nugaal, ayaa howlgal baaritaan iyo sugidda amniga ah oo ka socday barta hubinta gaadiidka ee Laacdheere, magaalada Garoowe, ku qabtay gaari nooca waa weyn, kaas oo siday qoryo sharci-darro ah.

Qabashada hubkan ayaa muujinaysa dadaallada joogtada ah ee Ciidanka Booliska ugu jiraan ka hortagga hubka sharci-darrada ah, xakameynta falalka amni-darrada iyo sugidda nabadgelyada guud.

Mohamed Koronto

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com