GAALKACYO: “Annigo Agagagaarka Xeradi hore ee PSF-Ta marayaa Ayaa Ciidanka Xabad igu dhufteen,

GAALKACYO: “Annigo Agagagaarka Xeradi hore ee PSF-Ta marayaa Ayaa Ciidanka Xabad igu dhufteen,

Nabadoon Cusmaan Xasan Aadan ayaa ka hadlay Wiil dhalinyara ah oo ay dhawaaceen Ciidamada Birmadka Puntland ee Fadhigooda yahay Xeraddi hore ee PSta,isago kamid ahaa dhalinyarada mootooyinka magaaladda Gaalkacyo ugu iibgeeya Caanaha.

Nabadoonka ayaa codsi u diray Madaxda Puntland, wilkan ayaa xaladiisa dalka Gudihiisa an waxba looga qaban karin,wuxuna Madaxda Puntland ugu baaqay inay soo faragliyaan Cafimaadka Wilkan kasoojeedda Koonfur galbeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com