Tayeynta Shaqaalaha Dowladda oo Muqdisho Looga Shiray (DHEGAYSO)

Tayeynta Shaqaalaha Dowladda oo Muqdisho Looga Shiray (DHEGAYSO)

Magaalada Muqdisho Maanta waxaa lagu qabtay kulan  looga hadlayay Mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dowladda oo uu maal galinayo Bankiga Aduunka waxaa ka qayb galay Wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka ah, Agaasimayaal, Madaxda Guddiga shaqaalaha rayidka xubno matalayey Bankiga Dhexe iyo masuuliyiin ka socday xafiiska Ra’iisul wasaaraha

Hadaba Wasiiru Dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/laahi Xaamud ayaa warbaahinta u sheegay in kulanka uu yahay wargalin iyo xog la wadaagis Wasiirada cusub oo door ku leh mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dowladda.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com