Hoy La’aan iyo Nolol Xumo Soo Wajahdey Barakacayaal Ku Sugan Boosaaso (DHEGAYSO)

Hoy La’aan iyo Nolol Xumo Soo Wajahdey Barakacayaal Ku Sugan Boosaaso (DHEGAYSO)

In kabadan 14 qoys oo danyar ah ayaa waxaa soo wajahday xaalad culus kadib markii ay ku gurya beeleen dab maalinimadii shalay qabsaday guryihii ay ka deganaayeen kaamamka Boosaaso.

Xiriiriyaha kaamamka barakacayaasha ee magaalada Bosaso Cali Bare ayaa radio Daljir usheegay in dadkan oo horay darruufo kale duwan ugu noolaa aanay haysan hadda hoy iyo gabaad ay ka galaan cadceedda, Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna u waramay.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com