Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soo dhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkaan idin kaga imaanaya istuudyaha Daljir Garoowe, waxaana soojeedinaya Wariye Maxamed Lakiman.
Qodobada Caawa Barnaamijka aad ku dhegaysan doontan waxaa kamid ah:
- Madaxweynaha dowladda Federaalka Somaaliya oo maanta gaaray Afgooye, kulana la qaatay odayaasha deegaanka
- Qarax Sababay dhimasho iyo dhaawac oo galabta ka dhacay Muqdisho iyo maamulka Gobalka Benaadir oo ka hadlay
- Puntland oo guddi Wasiiro ah u magacoowday soocelinta dadkii u naqraacay gobalada Karkaar iyo Bari iyo Camey oo faahfaahiyeey
- Ciidamada ammaanka Bossaso oo gacanta ku dhigay nin 25 sano ku shaqaysaneyeey sixirka
DALJIR KAGA BOGO OO HOOS KA DHEGAYSO
FAALLOOYIN & FALCELIN
Illhy wadankeena nabad ha inoga dhigo dadkii qaraxa ku dhintayna ha u naxariisto Ninka intaa dadka sixrayay waa in dadka uu sixray sixir furyo u sameeyo marakaana sharciga islaamka la marsiiyaa asc.