Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Xalay waxaa la ciyaaray finaalka koobka Europa League waxaana ciyaaray kooxaha Manchester United iyo Ajax laguna ciyaaray Stockholm, Sweden. Kooxda Manchester United ayaa doonaysay in ay koobka Champions League ka soo gasho dhanka Europa League, damacoodiina waa u suurtagalay!

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com