Golden State Warriors oo Cayaartii 1aad Burburiyey LeBron James iyo Cavaliers

Golden State Warriors oo Cayaartii 1aad Burburiyey LeBron James iyo Cavaliers

Xalay waxaa la ciyaaray cayaartii 1aad ee 7 ciyaarood tirada ugu roon waxaana si xarrago leh oo aan marnaba la isku soo dhawaan ku badiyey Warriors 113-91 Cavaliers.

Cayaarta labaad waa habeenka Axadda 8 pm waana xerada Golden State Warriors.

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com