Shir Looga Arrinsanayey Doorashooyinka Puntland oo Garoowe Lagu Soo Gabagabeeyey (dhegayso)

Shir Looga Arrinsanayey Doorashooyinka Puntland oo Garoowe Lagu Soo Gabagabeeyey (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa waxaa lagu soo afmeeray shir weyne looga arrinsanayey doorashooyinka hanaanka xisbiyada badan ee Puntland.

Shirkaan oo socdey muddo saddex cisho ah ayaa waxaa laga soo saaray 6 qodob oo ku qotoma arrimaha doorashooyinka Puntland iyo hanaanka dimuquraadiyadda sida uu ku dhawaaqayo xoghayaha gudiga doorashooyinka Puntland Maxamed Siciid Cumar.

CODKA DHEGAYSO

Intaas kadib gudoomiye ku-xigeenka ahna ku-simaha gudiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland Maxamuud Soofe Xasan ayaa saxaafadda uga jawaabey su’aalo shirka la xiriira.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com