Galmudug,”Madaxweyne Gaas iyo Xaaf Ayaa Galkacyo Ku Kulmaya” (dhegayso)

Galmudug,”Madaxweyne Gaas iyo Xaaf Ayaa Galkacyo Ku Kulmaya” (dhegayso)

Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta Galmudug Cismaan Maxamed Cali dheere, oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland iyo dhiggiisa Galmudug ay Galkacyo kuyeelan doonaan kulan, lana qaban doono shirweyne nabadeed.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com