Magaalada Buuhoodle oo Maanta Siweyn Looga Ciidey (dhegayso)

Magaalada Buuhoodle oo Maanta Siweyn Looga Ciidey (dhegayso)

Shacabka kunool magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa saaka isugu soo baxay salaaddii ciidul fidriga, waxaana ay hawada isu mariyeen hambalyada ciidda, weriye Khadar Cawl Ismaaciil oo kusugan Daljir Buuhoodle ayaa warbixin ka diyaariyey.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com