Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Waxaa xalay la ciyaaray kulan xiiso badan ee koobka Confederations Cup loo yaqaan, waxaana kulankaas uu ahaa mid labada xul ee Chile iyo Portugal kii badiya ay finaalka tagayso.

Isla caawa cawaa la ciyaari doona kulan kale oo dhexmari doona xulaalka Germany iyo Mexico.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

   

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com